Könyv GODOB IYO GEERI Muxyadiin Xuseen Ciid

GODOB IYO GEERI

Nyelv: Szomáliai
Kötés: Puha kötésű
Kiadó: Ciid Publishing
Elérhetőség: Beszállítói készleten
Küldés 14-21 napon belül
7 991 Ft
Waayahu waxay na barayaan in jiritaanka bulsho ay aasaas u tahay dhaqanka iyo hiddaha ay bulshadaasi...

Információk a könyvről

Nyelv
Szomáliai
Kötés
Könyv - Puha kötésű
Kiadva
2026
oldal
258
EAN
9781805170921
ISBN
1805170929
Enbook ID
51241840
Súly
420
Méretek
148 x 210 x 18

Teljes leírás

Waayahu waxay na barayaan in jiritaanka bulsho ay aasaas u tahay dhaqanka iyo hiddaha ay bulshadaasi xambaarsan tahay. Haddii uu yahay midkaasi mid ku wayn, ayna ilaalsanayaan, waxaa dhacda in raad iyo taariikh ay uga tagaan adduunkan, jiritaankoodana kaalin ka qaato. Haddiise ay lumiyaan shaki kama taagna waxa baaba'aya in uusan ahayn dhaqan iyo hiddaha bulshadaasi xambaarsanayd oo kaliya, ee uu yahay bulshada laftigeedii, oo marka ay labadaas lumiso, noqonaysa weel maran, ciddii dhaansata ama wax ku shubatana leedahay.

Sheekadan Godob iyo Geeri waxa ay ka duuleysaa dareenka dhabta ah ee iman kara marka ay ummaddi ka tagto dhaqanka iyo hiddaha ay leeyihiin, ayagoo uu jiito damac ku salaysan xaqiraad iyo xaasidnimo, tanoo ilowsiisa macnaha dhabta ee nolosha salka u ah, taas oo ah caddaaladda iyo wadajirka bulsho xambaarsan dhaqan iyo hiddo ku saleysan labadaas.

Godob iyo Geeri waxaa ku dhammaystiran oo ka helaysaa dabeecad walba oo bulsho meel ku wada nool laga helayay, sida geesiga, fulayga, bakhaylka, xaasidka, deeqsiga, wadaadka iyo caaqilba.

Haddii aad rabtid in aad ogaatid noloshii qarni ka hor bulshadeena salka u ahayd iyo sida ay u maarayn jireen mushkiladaha soo foodsaara ayaga oo adeegsanaya dhaqankoodii ku dhisnaa garaadka iyo garashada, uga bogo buuggan. Walow sheekadani qarni ka hor ku asteysan tahay, haddana waa mid la jaanqaadi karta waqti walba, waana mid dhallinyaro iyo waayeelba qancin doonta.

Azok a vásárlók, akik ezt a könyvet megvásárolták, a következőket is megvásárolták

63 784 Ft
5 326 Ft
4 404 Ft
3 442 Ft
6 752 Ft